Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 15, 2011 - 11:05:44 AM
Wararka
M.ku xigeenka oo tagey Galgala


Madaxweynaha ku-xigeenka oo ku sugan Galgala
Wafti ka tirsan xukuumada kuwaasoo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigenka dowlada Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire iyo Bahda Saxaafada ayaa maanta gaarey tuulada Galgala.
 
Waftiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyey Galgala, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafey  buuraha ku hareersan dagaal ku dhex marey ciidamada Dowlada Puntland & Koox maleeshiyada taabacsan ururka Al-Shabaab.
 
Madaxweyne ku xigeenka ayaa khudbad ka soo jeediyey tuulada Galgala Markii uu Wuxuuna la hadley qeybo ka mid ah Waxgaradka halkaasi ugu tageen iyadoo uu ka codsadey in ay kala shaqeeyaan ciidanka soo qabashada kooxda faro ku tiriska ah ee hadda ay ku raad Joogaan.
 
Taliyaha Ciidamada Darawiishta & Wasiirka Arrimaha gudaha oo ku sugan Galgala
Dhanka Kale Col. Cumar Cabdulaahi oo u waramayey Radio Garowe Islamarkaana ka mid ahaa saraakiishii baaritaanka ku sameeyey Gurigii uu tuuladaasi ku lahaa Maxamed Siciid Attam ayaa sheegey iney kasoo saareen 12 qarax oo meesha ku diyaarsanaa kuwaas oo ahaa kuwo lagu qarxiyo gacanta ,Matoor weyn oo alxanka lagu sameeyo & qoraalo muhiim ah.
 
Qabashada Galgala oo caan ku ah buur dheer ayaa ka danbeysay kadib markii ciidamada Dowlada Puntland Dagaal la galeen 24kii saac ee lasoo dhaafey kooxo maleeshiyo ah oo taabacsan Ururka Alshabab.

Dhageyso wareysiyada iyo khudbadaha


RELATED:
Khasaarihii dagaalkii Buuhoodle
Barlamanka DF oo laga hadlay
Kolnyo Kenyan ah oo la weeraray

Advertisement
 

Islam -- Muhammad: The Last Prophet of God (SAW)

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland leader warns of 'new civil war' as Somaliland forces attack Buhodle
BUHODLE, Somalia Feb 8, 2012 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us