Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
M.weynaha PL oo tacsi u diray Jabuti

AKHRI: Madaxii Bangiga Jabuuti oo geeriyooday

12 January 2013

Tacsi ku socota Madaxweynaha Jabuuti iyo Marwadiisa iyo dhammaan Shacabka iyo Dowladda Jabuuti

Innalillahi wa innaa Illayhi raajicuun.

Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Shacabka Reer Puntland iyo Dowladda Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamud Xayd oo aan uga tacsiyeynayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Jamac Maxamud Xayd, Gudoomiyihii Bangiga Dhexe ee dalka Jabuuti.

Waxaan Ilaahay uga baryaya inuu Janatul Firdowsa ka waraabiyo, Qoyskiisii, ehelladiisii, asxaabtiisii, iyo dhammaan Shacabka iyo Dowladda Jabuutina ka siiyo Samir iyo Iimaan.

Aamiin


Madaxweynaha Dowladda Puntland

Xigasho: Madaxtooyadda Puntland
RELATED:
Garowe: Kooxo u baxaya talaalka xoolaha Puntland
Wafdiga IGAD oo kulamo yeeshay
''Midnimada Somalia waa Muqadas''


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation
MOGADISHU, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us