Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Maamul laga unkayo Jubooyinka & Gedo

Dowladda Puntland ayaa maanta 4 July,2012 ayaa soo dhaweysey dhismaha maamul goboleed gobollada Gedo iyo Jubooyinka oo qayb ka noqda DF Somalia.

War ka soo baxay madaxtoyada Puntland ayaa lagu sheegey ka dib shirkii wadatashiga Nairobi ka dhacey dhamaadkii June2012 islamarkaasina ka soo qaybgaleen dhinacyo siyaasadeed oo ka soo jeeda gobollada Gedo iyo Jubooyinka koonfurta Somalia ay Puntland soo dhaweyneyso unkida maamul goboleed hoostaga Dowladda Federaalka Somalia.

‘’Puntland waxay aqoonsantahay go’aanadii ka soo baxay shirkii Nairobi 28-30 June ,2012 oo ku baaqey in la sameeyo gudi farsamo oo shira 9 July ,2012 si ay u diyaariyaan qorshe hawleed si guud lagu heshiiyo islamarkaasina albaabka u fuaraya dhamaanka dhinacyada siyaasada iyo maamulada hoose inay ka qayb qaataan hanaanka siyaasadeed sidii looga dhisi lahaa maamul KMg-ah gobollada Jubooyinka Somalia’’ ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Puntland.

Dowladda Puntland ee Soomaliyeed waxay ugu yeertey dhamaan dhinacyada siyaasada ku firfircoon iyo ururada bulshada rayidka ah ee ka soo jeeda gobollada Jubooyinka inay ku midoobaan danta ka dhaxeysa ee ah inay sameystaan maamul goboleed sida uu qeexayo qabyo qoraalka dastuurka Somalia.

Puntland sidoo kale waxay ugu baaqdey siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee ku dhaqan gobollada dhexe iyo koonfurta dalka inay guda galaan dhismaha maamul goboleedyo sida uu dastuurku dhigayo.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us