Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Jubooyinka oo laga hadlay''Dhageyso

GAROWE ONLINE

Sida loo xaqiijiyay Radiogarowe xafiiska Kismaayo waxaa heer gabo gabo maraya qorshihii mamul gobaleed loogu samayn lahaa Gobalada Jubooyinka iyo Gedo ,iyadoona todobaadka soo socda lagu wada magalada Kismaayo inay gaaraan ergooyin loo soo xulay mamul u samaynta gobaladaasi.

Gudoomiye ku xigeenka mamulka KMG-ah ee Kismaayo Yaasiin Nuur Gaas oo maanta 13 January,2013 la hadlayay Radio Garowe ayaa shaaciyay inuu meel wanaagsan maraya mamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo,wuxuna sidoo kale ka sheegay amaanka Kismaayo inuu yahay mid la isku halayn karo oo shacabku ay habeen iyo maalinba dhex maraan xaafahada magalada.

Todobaadkaan horaantiisii Mamulka ku meelgaarka ah ayaa ku guulaystay inay dib u furaan garoonkii kubada cagta ee Kismaayo,waxaana arinkaasi soo dhaweeyay bahda ciyaarta xiisaysa ee magaladaasi ku sugan,waxana isla markiiba la bilaabay koob u dhaxeeya naadiyada ka dhisan Magaalada.

Tan iyo markii ay gacanta ku dhigeen magaaladasi ciidanka dowlada iyo kuwo Kenya iyo Raaskaabooniyiinta waxaa is badal wayn laga dareemayaa isku socodka dadka iyo gaadiidka ganacsiga,caafimaadka waxana suuqyada ganacsiga si xowli ah ugu soo badanaya dadkii horay ugu ganacsan jiray.

Halkan ka dhageyso Cali Fantastic oo wareystey Yaasiin Nuur Gaas


RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland Strongly Condemns Terrorist Attack on U.N. Compound in Mogadishu

PRESS RELEASE 20 June 2013

South African killed in Somalia named

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us