Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
UN: ''Macaluushii way dhamaatey''


Qaramada Midoobey ayaa maanta 3,Feb ,2012 ku dhawaaqdey in gaajadii Somalia ka jirtey dhamaatey,balse hayada u qaabilsan cuntada iyo beeraha ee FAO ayaa ka digtey in hadi gargaarku joogsamo dib looga soo bilaabi doono quudintii.

Jose Graziano da Silva madaxa hayada FAO ayaa sheegay hadii ay socon waayaan gurmadka dadka tabaleysan saddexda bilood ee soo socda ay khatar ugu jiraan geeri.

‘’Geeska Afrika waxa uu FAO u noqon doonaa goobta ugu muhiimsan ,waxana samayn doonaa inta karaankayaga ah inaan ka shaqeyno nabadgelyada cuntada’’. Ayuu yiri da Silva.

Xiriiriyaha gargaarka bini’aadanimo ee Qaramada Midoobey Mark Bowden ayaa isna sheegay in kaalmooyin iyo gurmad farabadan oo soo gaarey Somalia keentay in la dabar gooyo baahida,waxana uu beesha caalamka ugu baaqey inay sii wadaan taageerada Somalia.

‘’Sannado badan oo la dagaalamayay iyo roob yari ayaa Somali badan nafsadooda khatar gelisey,dhimashada caruurta ee koonfurta Somaliyana waxay tahay mid ugu sareysa guud ahaan caalamka’’ . ayuu raaciyey hadalkisa Mr.Bowden.

Si rasmi ah ayay hayada caalamiga ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan musiibooyinka waxay talaabada shanaad ka soo dejisey Somalia –marka la eego tirada dhimashada- iyadoona u soo degtay tan afraad,waxana la joojiyey gaajo in loo isticmaalo xaalada Somalia oo loo badaley gargaarka bini’aadanimo ee deg-dega ah.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us