Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Madaxtoyo la dhisayo Qardho

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa galabta 27 January,2013 waxa uu soo kormeerey Dhismaha Xarunta madaxtoyada Qardho oo shaqadu ka socoto.

Xarunta degmada Qardho ee gobolka Karkaar ayuu ka soo horjeedaa goobta laga wado shaqada Madaxtoyada cusub ee magaalada Qardho ,waxana ay mareysaa meel wanaagsan.

Wafdiga madaxweynaha iyo masuuliyiinta gobolka Karkaar ayaa ku kala warqaatey ka hor intaanu madaxweynuhu u soo caraabin dhanka Garowe isagoona duhurnimadii maanta ka soo kicitimey Bossaso.














RELATED:
AMISOM: ''Amniga waan sugaynaa''
Xildhibaano ka laabtay Mooshin
Dibadbax ka dhacay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman
MOGADISHU, Somalia May 21, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us