Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Farole oo Tacsi ka direy Su/ Onkod

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Alaha u naxariistee Suldaan Muse Faarax 'Muse Onkod'' oo maanta 02 February,2013 koox hubeysani ku dishey magaalada Bossaso.

Dr.Farole oo Warbaahinta gudaha la hadlay ayaa Eheladi ,Qaraabadii iyo Umadda Reer Puntland uu ka dhintey Suldaan tacsi uga direy isagoona Alle uga baryey in Samir iyo Iimaan ka siiyo dadkii uu ka tagay Janadii Fardowsana ka waraabiyo.

''Waxa diley Nabadiidka Puntland'' Ayuu yiri Madaxweynuhu oo u direy fariin qoyskii uu ka dhashay ee Muuse Saleebaan ''Ugaar Saleebaan'' oo ahayd in ay naftooda xakameeyaan.

Ciidamada Amaanka Puntland ayuu sheegey madaxweynuhu inay hayaan raad ku saabsan cida ka danbeysey dilka Marxuumka,dhowaana laamaha cadaalada la horkeeni doono.

Garowe Online waxay dib idinka soo socod siin doontaa Marxuumka taariikhda iyo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dilkiisa.

Halkan ka dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland oo tacsida diraya


RELATED:
RG oo laga furay Bossaso
Imtixaanka shahaadiga oo beri ka furmaya Puntland
Wasiirada IGAD oo ku shiray Addis


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops
MOGADISHU, Somalia May 25, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us