Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Ciidanka oo haya ninkii fuliyey Dilka

GAROWE ONLINE

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa soo qabtay gacan ku dhiiglihii fuliyey dilka Shiikh Cadiqaadir Nuur Faarax oo ahaa hogaanka Culimada Puntland.

Shiikha ayaa salaadi casar galabta 15 February,2013 la diley xili uu ku tukanayey Safka 2aad masjidka Al-Badr ee magaalada Garowe oo gurgiisa u dhow,waxana suuro gashay in la qabto Gacan ku dhiiglihii fuliyey dilka isagoona dhaawacay wiil iyo gabar goobta ku sugnaa oo isku dayey dhankooda inay qabtaan.

Kumanaan dad ah ayaa isi soo dhoobey Isbitalka guud ee magaalada Garowe ,waxana dilka Shiikhu noqdey mid naxdin geliyey dadweynaha guud ahaan Puntland.

Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Marxuumka ka agdhowaa ayaa la hadlay kumaanka dadweyne ee Isbitalka Garowe hortiisa soo istaagey ,waxana uu sidoo kale iclaamiyey xili la duugayo Shiikh Cabdiqaadir.

Shiikh Cabdiqaadir Nuur ayaa caan ka ahaa Somalia iyo Puntland ,iyadoona December 2011 lagu diley Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxman Salaadi subax ka dib Masjid ku yaal magaalada Bossaso.

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in la aaso Alaha u naxariistee Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax ,waxana sidoo kale ka soo qaybgali doona Culimo iyo dadweyne ilaa caawa iskaga kala iman doona magaalooyinka Puntland.












Halkan ka dhageyso Codka Shiikh Maxamuud Xaji oo ka hadlaya dilka


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us