Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Madaxweynaha Puntland oo yimi Garowe

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa caawa ''Isniin'' ku soo laabtay caasimada Puntland ee Garowe ka dib safaro kala duwan uu uga maqnaa 62 maalmood.

Madaxweyne ku xigeenka Gen.cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ka tirsan dowladda ,xildhibaanada Barlamanka iyo haween ayaa ku soo dhoweeyey madaxweynaha duleedka Bari ee magaalada.

Aqalka Madaxtoyada Garowe ayaa loo soo galbiyey ,waxana wadada laamiga safnaa hareeraheeda dadweyne kala duwan oo dhankooda soo dhoweenayey madaxweynahaa.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Garowe lagu qabtey shirweynaha urur siyaasadeed Horseeed ee xisbiga talada haya iyadoona sidoo kale madaxweynuhu kulamo kala duwan la yeelan doonaa masuuliyiinta dowladda iyo qaybaha bulshada kala duwan.



















RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us