Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Madaxweynaha Puntland oo ku soo laabtey Garowe

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 07 August,2012 dib ugu soo laabtey magaalada Garowe caasimada Puntland kadib safari uu afar maalmood uu kaga maqnaa dhinaca Nairobi oo kulan ku lahaayeen saxiixayaasha qorshaha nabada Somalia.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirada xukuumadda ,qaar kamida mudanayaasha Barlamanka ururada haweenka iyo dadweyne kale ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka dyaaradaha Muqdisho madaxweynaha.

Wasiirka Waxbarashada Dr.Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo Wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka Eng.Daahir Xaaji Khaliif ayaa wehelinayey wafdiga madaxweynaha.

Dr.Cabdiraxman Maxamed ayaa sheegey in safarkii Nairobi iyo kulankii uu la qaatey masuuliyiinta Somalida kala duwan uu ku soo dhamaadey guul ,waxana uu mar labaad rajo fiican mid laga qabo ku tilmaamey dhamaystirksa xiliga KMG-ah.

Xildhibaanada DF Somalia sida uu sheegey madaxweynuhu la doonayaa in lagu soo gudbiyo magacyadooda shan maalmood ee fooda inagu soo haysaa waxana uu cadeeyey in muran iyo dodo badan kadib la isku afgartey sidii loo dhamayn lahaa hawlaha ka dayacan RoadMapka.

Sidoo kale madaxweynaha waxa siisey warbixin kooban oo ku saabsan xaaladihii ugu danbeeyey ee dalka kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire.









RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us