Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Farole oo qaabiley Wakiilka USA

Puntland State of Somalia

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso ku Qaabiley Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka

WAR SAXAAFADEED
10 January 2013


Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa ku qaabiley xarunta Madaxtooyadda Bosaso Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambaasador James C. Swan.

Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland ayaa ku soo dhaweeyey Amb. Swan madaarka magaalada Bosaso, ka dibna wafdigii Amb. Swan ayaa loo gelbiyay xarunta Madaxtooyadda oo ay kula kulmeen Madaxweynaha Puntland.

Madaxweyne Farole waxaa kulankii wafdigii Dowladda Maraykanka kala qeybgalay Wasiirka Maaliyada Farax Cali Shire, Wasiirka Dekedaha Sicid Maxamad Rage iyo Wasiirka Amniga Khalif Ciise Mudan.

Arrimihii laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa amaanka iyo xasiloonida dalka,barnaamijyada gargaarka bini’aadanimo, ansixintii Dastuurka Puntland iyo geedisocodka nidaamka dimuqraadiyeynta Puntland, iyo arrimaha la xiriira Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la doortay 2012.

Amb. Swan ayaa ku amaanay Dowladda Puntland dadaalka xoojinta xasiloonida iyo doorkii muhiimka ahaa ee Dowladda Puntland ka qaadatay geedi-socodkii Roadmap-ka iyo Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale, Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa Puntland uga hambalyeeyey howlgalkii lagu soo furtay 22-qof oo saarnaa markabkii MV Iceberg 1 oo koox burcad-badeed ah ay afduub ugu haysteen xeebaha Soomaaliya muddo ku dhow 3-sanno.

Ciidamada Puntland ayaa soo furtay shaqaalihii Markabka MV Iceberg 1 oo u kala dhashay lix-wadan wuxuuna howlgalkaasi socday muddo dhan 14-berri.

Madaxweynaha Puntland ayaa uga mahadceliyay Dowladda Maraykanka taageeridda ay ku bixiso mucaawanooyinka iyo arrimaha siyaasadda iyo amniga ee dalka Soomaaliya.
 







RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us