Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Madaxweynaha oo Ethiopia aadey

GAROWE ONLINE

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta 11,May 2012  ka duulay Garoonka diyaaradaha isagoo ku sii jeeda dhanka Addis Ababa ee xarunta Ethiopia.

Madaxwaynaha ayaa waxaa saagootiyay Maxsuuliyiin badan oo ka tirsan Puntland golayaasheeda ,taliyaasha ciidanka daraawiishta ,booliska ,asluubta iyo weliba xubno ka tirsan bulshada rayidka ah.

Safarka madaxweynaha ayaan horey loo shaacin sidii caadiga ahayd.

Markii uu Garoonka ka dhoofay madaxwayne Dr.Farole ayaa Radio Garowe faahfaahin ku saabsan safarka madaxweyanaha waxay ka wareysatey afhayeenka Puntland Axmed Cumar Xirsi ( libaax Joore) oo sheegay in uu madaxwaynuhu ku wajahan yahay Dalka Ethiopia oo uu Casumaad ka helay.

Waxaana uu raaciyey afhayeenka Puntland  in uu  Madaxwaynuhu  kulan la soo qaadan doono  Masuuliyiinta Ethiopia  balse ma faahfaahin waxyaabaha ay kwada hadli doonaan.

Maxawaynaha   ayaa waxaa la sheegay  kulanka uu la qaadan doono Masuuliyiinta  Ethopia uu ku wehelin doono Wasiirka Arimaha gudaha Puntland Gen. C/laahi Jaamac Ilkajiir dhinaca Nairobi uga imandoonaa Adis.

Halkan ka dhageyso wareysiga Axmed Cawil la yeeshey Libaax Joore


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us