Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Farole oo tagay degmada Qardho

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 23 November,2012 si weyn loogu soo dhoweeyey degmada Qardho xarunta gobolka Karkaar ka dib socdaal saaka waaberkii uga soo baxay Garowe.

Wasiiro iyo saraakiil madaxtoyada ka tirsan ayaa wehelinayey Madaxweynaha ,waxana uu ku hakadey Degmada Dangorayo oo banaanka la iskugu soo baxay imaatinka madaxweynaha iyadoona uu khudbad kooban ka jeediyey halkaasi.

Maamulka degmada Qardho ,odayaasha dhaqanka ,aqoonyahano haween iyo dhalinyaro ayaa Beerta Boqorka uga hortagay wafdiga madaxweynaha oo mid mid u gacan qaadey.

Wasiirka Amniga Puntland Col.Kahliif Ciise Mudan ,wasiirka deegaanka Cabdiqani Yuusuf Cadde iyo taliska ciidanka booliska Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa qayb ka ahaa masuuliyiinta la socdey madaxweynaha oo ka soo jeeda gobolka.

Inkastoo madaxweynuhu saxaafada la hadlin markii uu Qardho tagay haddana waxa wasiirkiisa amnigu sheegey in dhowaanahan uu joogi doono magaalada isagoona kulamo iyo la-tashiyo la leh waxgaradka iyo odayashaa magaalada.

Garowe Online waxay idiin soo gudbineysaa sawiradda soo dhoweynta madaxweynaha Puntland ee Dangorayo ,Yako iyo magaalada Qardho ,waxana hadii eebe idmo kala socon doontaan booqashooyinka iyo kulamada Dr.Farole ee Qardho.
























RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us