Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Farole oo tagay dekedda Bossaso

GAROWE ONLINE

Dekedda weyn ee Magaalada Boosaso ayaa waxa maanta 30 November,2012 booqasho ku tagay madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada.

Wasiirka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Eng.Siciid Maxamed Raage ,Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Shire ,wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan ,wasiiro kale ,agaasimayaasha madaxtoyada iyo masuuliyiin kale ayaa wehelinayey madaxweynaha.

Balaarin lagu sameeyey dekedda Bossaso ,xafiisyada wasaarada dekedaha ,qaybta kaaluunka ,wasaaradaha maaliyada ,ganacsiga iyo arrimaha gudaha ayuu madaxweynuhu isku marey oo soo indha indheeeyey goobo la dayactirey ,kuwo la dhisey iyo qaar kale oo ka socoto hawshu.

Inta uu joogo Bossaso ayaa madaxweynuhu tagi doonaan meelaha ugu muhiimsan magaalada,waxana sidoo kale lagu wadaa inuu kulamo la yeeshey qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Bari.















Halkan ka dhageyso Codka madaxweynaha Puntland ee Dekedda Bossaso


RELATED:
Xaalada Haweenka PL oo laga shirey
Garowe: Tababar loo furey saraakiil
Horssed oo laga furey Godob-Jiiraan


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation
MOGADISHU, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us