Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Dr.Farole oo Tacsi direy

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 22 Janyar,2013 tacsi ka direy geeridii Alaha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Xasan Daahir Af-Qurac oo saaka ku geeriyodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dr.Farole oo maalmihiii la soo dhaafay booqasho ku joodey dalka Jabouti ayaa la hadlay Warbaahinta gudaha saaka isagoona Eheladii Marxuumka uga tacsiyeeyey Geerida naxdinta leh eek u timid AHN Xasan Daahir.

AHN Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Xasan Daahir Afqurac
Madaxweynuhu waxa uu sheegey in qoraal dowladu ka soo saari doonto geerida Afqurac ,waxana ilaa iyo haatan aan la ogayn meesha lagu aasi doono.

Xasan Daahir Afqurac oo 2004 -2008 madaxweyne ku xigeen u ahaa Gen.Cadde Muuse ayaa waayadi danbe waxa uu ku jirey Isbital ku yaal Nairobi ,iyadoona dhowaan lagu wadey in dalka Jarmalka loogu diro si qaliin looga sameeyo Beerka.

Halkan ka dhageyso Tacsida Madaxweynaha Puntland uu dirayo


RELATED:
Yarisow oo Villa Somalia iska-casilay
Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee DF oo la magacaabay
Dr.Gaas oo Itoobiya u dhoofay


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Acting Boss named to head Central Bank

MOGADISHU, Somalia April 24, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Federal Govt troops foil attack on police station in central town

Somalia: Night raid operation targets senior Al Shabaab officials

UN envoy to Somalia condemns MP, journalist murder in Mogadishu

Somalia: Burundi President arrives in Mogadishu on first visit

Somalia: Puntland Police arrest former Federal MP

Somalia: Former warlord refuses to lay down arms

Somalia: Bomb blast in Mogadishu kills Federal MP

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us