Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Madaxweynaha oo tagey Xunbeys

GAROWE ONLINE

Tuulada Xunbeys ee ku taal dooxada Kodmo ee gobolka Karkaar ayaa 19,March 2012 waxa si aad u balaaran la isugu soo baxay martigelinta wafdigii u horkacayey madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole oo socdaalka ku marayey deegaano ka tirsan Karkaar.

Odayaasha dhaqanka ee reer Xunbeys, gudiga dhex-dhexaadinta labada beelood ,xildhibaano iyo wasiiro ka soo jeeda deegaanka ,ardeyda iskuulada iyo haweenka Xunbeys ayaa sacab ,alalaase iyo mashxarad u tumey madaxweynaha Puntland oo talaabadan inabadan looga mahadceliyey.

Qado ayuu wafdiga madaxweynuhu ku lahaa Xunbeys,waxana kulan uu la qaatey sidoo kale odayaasha dhaqanka beesha Cali Saleebaan oo dhinac ka ah labada beelood oo dirirtu horey u dhexmartey.

Warbixino iyo balanqaad diyaar inay u yihiin nabad ayuu ka dhageystey madaxweynuhu ,waxana uga mahad celiyey qaabka wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey Xunbeys iyo weliba martiqaadka loo fidiyey.

Halkan ka daawo sawirada soo dhawaynta madaxweynaha ee Xunbeys
























RELATED:
Garowe: Dil lagu xakumay ragii dilay Shiikh C/qaadir
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Bossaso: Jubaland oo la taageeray


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote
MOGADISHU, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us