Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Gaas oo ku gacan seeray Shariif

Raysal wasaaraha DF Somalia Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku gacan saerey hadal galabta 15 August ,2012 ka soo yeerey madaxweynaha DF Somalia Shariif Shiikh Axmed oo tilmaamey in xukuumaddu qaadan karin wax go’aan ah.

Wareegto ka soo baxdey caawa xafiiska Raysal wasaaraha Somalia ayaa lagu sheegey inay waxba kama jiraan yihiin degmooyin dhowaan madaxweynuhu uu magcaabey iyadoona la tiigsanayo qodobo kamida dastuurka.

Wareegtadan oo lanbarkeedu ahaa Ref:XRW/LT/00.435/08/2012 ayaa ku taariikheysan 15.08.2012 waxana la sheegey in la soo saarey kadib markii uu arkey Wasiirka Kowaad ee DF qodobadda 3aad Axdiga KMG ee Somalia farqadiisa 1aad iyo 2aad,iyo Qodobada 46aad,48aad ,52aad ,53aad, 44aad, iyo 81,83,85 ee dastuurkii Somalia 1960kii.

''Ayaa raysal wasaaraha DF Somalia isaga oo tixraacaya qodobadan kor ku xusan iyo go’aankii golaha wasiirada ee 13-kii Bishan waxa uu halkan ka cadeynayaa in wareegtooyinka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Somalia kuna saabsan magacaabista gobolo iyo degmooyin cusub,dalacsiin saraakiil Dawladeed, iyo wixii la mid ah ee aan soo marin habka sharcigu qeexayo in sharciga dowaldda ay ka hor imanayaan lana dhaqangalin karin sida ku cad qodobka 3aad ee Axdiga (Sareynta sharciga) farqadiisa 2aad oo qeexaysa ‘’Sharci kasta oo aan soo marin ama ka hor imanaya axdiga  Dowladda wuxuu noqonayaa waxba kama jiraan'' sida digreetadu qeexdey.

Waxana hoosta waregtadan kaga saxiixnaa raysal wasaaraha Dowladda Somalia Dr,Cabdiweli Maxamed Cali.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads
BELEDWEYNE, Somalia May 24, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us