Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 15, 2011 - 11:05:44 AM
Wararka
Mas'uliyinta PL oo u balansan la kulan burcad-badeedka


Warar kasoo baxay xubin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in mas'uuliyiinta Dowlada Puntland ay u balansan yihiin inay la kulmaan burcad-badeedka kuwasoo afduub ku haysta 10 markab degaanka Xeebta Eyl.

Md. Xasan Aloore oo ah Wasiirka Macdanta ee MG Puntland ayaa dhowaan booqasho howleed ku tagay Degmada Eyl isagoo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Maxamad Xaaji Adan.

Gudoomiye kuxigeenka Degmada Eyl Md. Ali Ciire ayaa Radio Garowe u xaqiijiyay in guddiyo la magaacabay kuwasoo la kulmi doona burcad-badeedka si looga hortaago dagaal dhexmara maamulka iyo kooxaha marakiibta afduubka u haysta.

Wakalada wararka ee Reuters ayaa lagu baahiyey in burcad-badeedka Soomaaliyeed ay codsadeen lacag dhan $9 milyan oo doolar si ay u fasaxaan marakiibta ay gacanta ku hayaan.

Maamulka Puntland ayaa ku guuldaraystay wax ka qabashada burcad-badeedka iyadoo dadka degaanka Eyl ay sheegeen inaysan awoodin inay iska dhiciyaan kooxaha hubaysan.

Garowe Online, Garowe

RELATED:
Sanaag oo ka guuleystey Cayn
Diyaarad ku dhacdey Muqdisho
UN: ''Macaluushii way dhamaatey''

Advertisement
 

Somalia: World turns blind-eye to Somaliland's savage aggressions [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Hague's action warning in Somalia
MUGADISHU,Somalia 2 ,February  ,2012 (AP)

UN declares Somalia’s famine over, but says millions across East Africa still in crisis

Somalia:UN Special Representative for Somalia condemns murder of radio station director

Somalia: Puntland - Cage of pirates

Somalia:President Sharif asks for arms embargo to be lifted

Somalia: British minister on 'first visit ever' to Puntland State

Somalia: Ethiopian troops enter Gedo region

Somalia:Iranian Minister willing to hold Somalia conference

Somalia: Gunmen kill journalist in Mogadishu, then escape

Somalia: World turns blind-eye to Somaliland's savage aggressions [Editorial]

Kenya arrests controversial Muslim preacher

Somalia: Bossaso port renovation project completes first phase

Somalia:President Sharif vigorously condemns and expresses grief and sorrow over the senseless murder of the prominent journalist Hassan (Fantastic).

Somalia: Grenade attack at UNDP compound in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us