Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Maxkamada Bari oo xukuno ridey

GAROWE ONLINE

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta 11 November,2012 xukun xabsiyo ah ku riday eedaysanayaal la sheegay inay Khamri soo galiyeen,

Sidoo kale kale waxa maxkamadu xukuntey dhaliyaro iyana la sheegey inay xiliyada habeenkii Mobilada furan jireen magaalada Bossaso ,waxana xukunadu u dhaxeyeen Saddex sanno ilaa hal sanno iyo bar.

Dadka maanta la xakumey ayaa guu ahaan gaarayey ilaa 10 ruux ,waxana ka mid ahayd qof haweeney ah dadkaasi oo ay ku jireen oo khmariga lagu helay:

1-Maxamed Barre Xuseen

2-Cabdi Buraale Maxamuud

3-Cabdirashiid Maxamed Warsame

4-Cabdirashiid Muuse Faarax

Afartaas nin maxkamadu waxay ku xukuntay mid 1 sano iyo bar oo xabsi ah

iyo sidoo kale 500 $ oo ganaax ah ,waxaana gudoomiyaha maxkamadu uu sheegay haday bixin waayaan lacagtaasi in loogu badali doono xabsi

Dhanka kale maxamed canjeex oo isagu ka maqnaa maxkamada laguna sheegay inuu ahaa  shakhsigii khamrada ka masuulka ahaa ayaa maxkamdu ku xukuntay 3 sanno oo xarig ah iyo 1000$ oo ganaax ah ,isagoona la sheegay inuu xabsigu u bilaabanayo maalinta gacanta lagu soo dhigo.

La-dagaalanka Mukhaadaraadka ayaa kaalmaha hore kaga jira hawlgalada booliska Puntland iyo ilaalada baraha Kantaroolada ,waxana dhowaan Garowe lagu gubey khamri laga soo qabtey degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal.

Halkan ka dhageyso Codka gudoomiyaha maxkamada Darajada koowaad


RELATED:
RG oo laga furay Bossaso
Imtixaanka shahaadiga oo beri ka furmaya Puntland
Wasiirada IGAD oo ku shiray Addis


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops
MOGADISHU, Somalia May 25, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us