Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Midowga Ethiopia oo la xusey Garowe

GAROWE ONLINE

Xubno ka tirsan labada golle ee dowlada Puntland ayaa maanta 07 December,2012 ka qeybgalay xaflad ay soo qaban qaabiyeen madaxda safaarada Ethiopia ay ku leedahay magaalada Garowe taasi oo lagu xusayay sanad guuraddii todobaad ee ka soo wareegatay Midowgii qowmiyadaha kale duwan ee dalka Ethiopia.
 
Xarunta wasaaradda haweenka Puntland ee Garowe ayay ka dhacdey  waxa ka soo qayb galey masuuliyiinta Ethiopia ee Puntland iyo xubno ka tirsan golaha xukuumadda Puntland oo uu kamid yahey wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha Cabdiweli Xirsi Cabdule ,wasiirka Warfaafinta Eng>Maxamuud Caydiid Dirir iyo qaar ka mid ah jaaliyada Ethiopia ee ku nool deegaanada Puntland.
 
Qunsulka Ethiopia u fadhiya Puntland Mr-Asmalaash Wal-damiirat ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sid wannaagsan oo ay madaxda dowlada Puntland uga soo qeybgalleen xafladan ay ku casuumeen,waxaana dhinaca uu sheegay in ay xoojin doonan xeriirka dhinaca wada shaqeynta ay Puntland la leeyihiin.

Wasiirka wasaarada warfaafinta Puntland Eng-Maxamuud Ceydiid ayaa dhankiisa u mahad celiyay safaarada Ethopia ee Puntland ay ku leedahay Garowe waxaana uu dhinaca kale ka codsaday in ay sii xoojiyaan xerrirka dhinaca wada shaqeynta ay la leeyihiin dowlada Puntland

Munaasibadda sanadguurada 7-aad ee qowmiyadaha Ethiopia ayaa noqoneysa markii labaad ee deegaanada Puntland laga xuso,waxaana munaasibada wayn ee maalintan lagu maamusayo maanta ka dhaceysey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethopia.






RELATED:
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Doorashada Jubaland oo lagu taageeray kulan Bossaso
Saacid oo la kulmay Ergayga AU


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote
MOGADISHU, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us