Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Miisaaniyada DF oo la diiday

Miisaaniyada ay Xukuumada DF ku shaqeynayso Sanadka soo socda ayaa la diiday in la meel mariyo maanta 26 December,2012, kadib markii Xildhibanada Baarlamaanku ay cod u qaadeen waxaana shirka codka lagu qaaday shir Gudoominayay Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia.

Xildhibaanada DF aya waxay doodo adag ka yeelanayeen Miisaaniyada iyagoo aad u dhaliilay kharashka ku baxaya Xafiisyada Madaxda DF iyagoo dalbaday in la dhimo kharashkhaas loona adeegsado sugida Amaanka.

"Kooramku wuxuu ahaa 163 Xildhibaan, 70 mudane way diideen Miisaaniyada, waxaa ogolaatay 54, sidoo kalena 39 mudane ayaa iyaguna ka maqnaa codeynta" ayuu yiri Prof. Jawaari oo gabagabadii kulanka la hadlay Saxaafada.

Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in Wasaarada Maaliyada looga baahan yahay inay ku soo diyaariyso Miisaaniyada ayna ku horkeeno Baarlamaanka Muddo bil gudaheed ah sida uu qabo Dastuurka dalka.

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa sadexdii casho ee lasoo dhaafay dodo adag ka yeelanayay Miisaaniyada, waxaana labadii maalmood ee hore ka dhacay xarunta Baarlamaanka buuq kaasoo ka dhashay kala fikir duwanaashaha Miisaaniyada.

Wasiirka Maaliyada Somalia Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa goobjoog ka ahaa kulankii maanta ee Baarlamaanka, isagoo dhageysanayay doodaha ay Xildhibaanadu iska dhaafsanayeen Miisaaniyada.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland Strongly Condemns Terrorist Attack on U.N. Compound in Mogadishu

PRESS RELEASE 20 June 2013

South African killed in Somalia named

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us