Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Maamula Puntland oo dacwad ku oogaya Amiin Caamir

Kulan saxafdeed dhinacyo badan taabanaya oo 14 Feb,2009 si wadajir ah ay u qabteen Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Maxamad Farole & Wasiir ku-xigeenka Wasarada Warfaafinta Mud.Cabdishakur Mire Aadan ayaa waxa eedeeyn dusha looga tuurey ninka sameeya sawirada gacanta lagu xardho Amiin Camir.

Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole ayaa sheegey in ay tahay  been abuur aan waxba ka jirin sawir gacmedkaan la xardhey kaas oo sida fariin ah in Puntland dib looga furey Warshada daabacda lacagaha Faalsada ah.

Mud.Farole ayaa ku tilmaamey sawirka Amiin Camir mid sidey dacaayad siyaasdeed kaas oo lagu dhabar jabinayo isbadalka siyaasadeed ee ka dhacey Puntland.

Mr.Farole ayaa saxaafada u sheegey in Sawir Xardhaha Amiin Caamir ay Xukumadiisu ku soo oogi doonto dacwad ka dhan ah madaama uu meel ka dhac shaqsiyadeed [ Defamation] sameyey, islamarkana uu yahay been abuur aan sal iyo raad toona laheyn oo laga  faafiyey MGPL.

Dhinaca kale Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa sheegey in shir saxafadedka ay ugu yeereen sidii caalamka ugu sheegi lahaayeen been abuur
saxaafada qaarkeed ka sameysay Puntland.

 " Waxaa halkaan idinka muuqda sawir gacmeed uu sameeyey Amiin Camir kaas oo uu ku sheegayo in Puntland taalo Warshad sameysa lacag Faalso ah oo uu weliba iska leeyahay Madaxa DGPL, arintaan ayaa ah mid lid ku ah sharafta Madaxweyne Cabdiraxman Farole iyo weliba jiritaanka Puntland." ayuu yiri Mr. Mire oo kor u haya sawirkaan.

Wasiirka ku-xigeenka Warfaafinta DGPL Cabdishakur Mire Aadan ayaa sidoo kale sheegey in Wargeyska Jamuuhriye uuba  si afdheer u sheegey isaga oo qorey in golaha Wasiirada Puntland go'aamiyeen in lacagaha Falsada ah la fasaxo si loo daabaco.

Mr.Mire ayaa ugu dambeyntii xusey in Amiin Camir uu joogo wadan sharci iyo kala dambeyn ka jirto maamulkiisana ku soo oogi doonaan dacwad ka dhan ah, Qareen howshaas qabtana qabsadeen.

RADIO GAROWE

RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us