Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Barlamanka DF oo laga hadlay


Iyadoo muranka u dhexeeya Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia uu cirka isku sii shareerayo ayaa waxaa maanta kulan ay khilaafkaas uga hadlayaan yeeshay Madaxweynaha Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Wakiilka AU-da ee Arimaha Somalia, Jerry Reliwngs.

Kulanka oo ka dhacay Villa Somalia ayaa loo diiday inay saxaafadu goobjoog ka noqoto, wuxuuna socday muddo saacado ah, inkastoo markii uu dhamaaday uusan Sh. Shariif Warbaahinta ka siin faahfaahin Qodobadii kulankaas kasoo baxay.

Ergayga AU-da ee Somalia oo saxaafada si kooban ula hadlay ayaa sheegay inay isaga iyo Madaxweynaha Somalia kaga hadleen kulankooda khilaafka u dhexeeya xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, isagoo sheegay in qorshihiisu yahay in xal laga gaaro.

"Dadaalkeygu waa inaan xaliyo khilaafka Baarlamaanka u dhexeeya, waxaana naga go'an in hadii la xalin waayo aan go'aan cad ka qaadano" ayuu yiri Reliwngs oo ku hadlayay Magaca Ururka Midowga Afrika.

Wakiilka ayaa Muqdisho tagay shalay oo Talaado ahayd, isagoo ilaa xalay waday kulamo gooni-gooni ah oo xal loogu raadinayo khilaafka u dhexeeya xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa waxaa u dhexeeya khilaaf xoogan oo ka dhashay xil ka qaadis lagu sameeyay Shariif Xasan, iyadoo Ururada Calamiga ah iyo dalalka Caalamku ay mucaaradeen go'aanka xilka looga qaaday Shariif Xasan.

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Prof. C/weli Gaas ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dadaalada xalka loogu raadinayo Khilaafka Baarlamaanka, wuxuuna ku taliyay inay xildhibaanadu ka shaqeeyaan sidii khilaafka meesha looga saari lahaa.

Prof. C/weli wuxuu sheegay in ka xukuumad ahaan ay doonayaan in la helo baarlamaan ay la shaqeeyaan kaasoo howlaha xukuumada fududeeya, wuxuuna ku tilmaamay nasiibdaro muranka dabada-dheeraday ee u dhexeeya Baarlamaanka

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us