Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Nabadoon Dhangad oo baaq jeedshey

GAROWE ONLINE

Nabadon Daahir aadan Dhangad oo ka mid ah nabadoonada Puntland kana soo jeeda gobolka Mudug ayaa waxa uu dadweynaha iyo siyaasiyiinta  Mucaaradkaa uu ugu baaqay inay ka shaqeeyaan amaanka iyo xasilonida Puntland.

Nabadoonka oo la hadlay Radio Garowe ayaa shacabka ugu baaqay inay yaqaaniin  Colaadu waxay tahay islamarkaana uu u sheegay inay iska qabtaan dad uusan magcaabin Balse uu ku sheegay in la yaqaan dadka raba inay abuuraan fidmada iyo colaada ,waxaana Dadweynaha uu ku booriyey inay ka shaqeeyaan amaanka ,

Ansixintii Dastuurka Puntland ayuu ka hadlay Nabadoonku oo uu sheegey in Puntland dadka dega u dhamaayeen meel marintiisa ayna ka mid tahay Hal sanno oo dadka qaarkii ku doodayoin xukuumaddu lahayn oo dhankiisa uu ku shegeey mi xaq u leedahay dowladu.

Xukuumadda Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole hogaaminayo ayuu ku amaanay waxqabad iyo shaqo balaaran gaar ahaan dhinyacda arrimaha bulshada oo caafimaadku iyo waxbarashadu ugu horeeyaan.

Mucaaradka ayuu baaq u direy nabadoonku oo uu uga digey fowdo iyo khalkhelgelin amaan halka uu ku booriyey inay tartamaan oo furtaan axsaab siyaasadeed.

Halkan ka dhagayso codka Nabadoon Daahir Aadan Dhangad


RELATED:
Caafimaadka PL oo laga hadlay
C.wali oo Muqdisho ku laabtay
Wasiirka Amniga Puntland oo booqday ciidanka Tukaraq


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

GAROWE, Somalia April 19, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us