Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Nabadoon lagu diley Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxa lagu diley Malaaq Ibraahin oo ka mid ahaa issimada Beesha Luway ee Digil iyo Mirifle.

Rag la sheegey inay Bastoolado ku hubeysnaayeen ayaa xaafada Maajo ee degmada Waaberi ku diley Malaaqa.

Waxa uu ka mid ahaa Allaha u naxariistee Odayaashii Dhaqanka ee ka qaybgalay soo xulistii mudanayaasha Barlamanka DF Somalia.

Magaalada Muqdisho ayaa waxa sanadkan 2012 gudihiisa si xowli ah u soo badanayey dilalka lala beegsanayo dadka indheer garadka bulshada u ah.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Doorashada Jubaland oo lagu taageeray kulan Bossaso
Saacid oo la kulmay Ergayga AU


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote
MOGADISHU, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us