Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Nugaal: Qoys ku sumoobey Kiimiko

GAROWE ONLINE

Tuulada Qalaan-qal oo ka tirsan gobolka Nugaal ayaa lagu soo waramayaa in qoys ka kooban shan ruux ay ku sumoobeen biyo ay ku shubteen mid ka mida jirkaamo horey loogu adeegsadey Kiimiko halkaasi oo ku geeryootey gabadh.

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa dhakhaatiir u dirtey tuuladaasi ,waxana haatan lala tacaalayaa xaalada caafimaad ee afartii ruux ee kale oo ka tirsanaa qoyska sumoobey.

Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Puntland Dr.Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa Radio Garowe uga waramay sida ay dhacdadani naxdinta leh qoyskan u haleeshey iyo waxyaabaha keeney.

Jirgaamada qoyskani biyaha u isticmaaleen ayuu xaqiijiyey Dr.Xirsi in horey waxyaabo Kiimiko ah loo adeegsadey kadibna suntu ay saameyn ku yeelatey dadkan.

Cabdirisaaq Xirsi Xasan agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa ugu danbeyntii tilmaamey in xaalada caafimaad ee afarta ruux oo nolosha lagu gaaray ay wanaagsantahay.

Halkan ka dhageyso Axmed Cawil oo wareystey agaasimaha caafimaadka


RELATED:
Garowe: Doorka haweenka PL ee doorashada oo laga shiray
AMISOM: ''Amniga waan sugaynaa''
Xildhibaano ka laabtay Mooshin


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman
MOGADISHU, Somalia May 21, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us