Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
PL oo furatay 22-qof oo la haystayaala

Warsaxafadeedka Dowladda Puntland hoos ka eeg:


Puntland State of Somalia
Garowe

Ciidamada Puntland oo soo Furtay Dad Afduub loogu Haystay Markabka MV Iceberg 1

WAR SAXAAFADEED
23 December 2012

Ciidamada Dowladda Puntland oo muddo labo-isbuuc ah ku hareeraysanaa markabka MV Iceberg 1 oo burcad-badeed Soomaaliyeed ay madaxfurasho ugu haysteen xeebaha Puntland muddo ku dhow 3-sano ayaa maanta dadkii afduubka loogu haystay laga soo furtay iyagoo bad-qaba.

Markabka la soo furtey oo ku sugan Xeebta Garacad Photo (Garowe Online)
Ciidanka Badda Puntland ayaa Dec. 10 waxay isku hareerayeen markabka MV Iceberg 1 iyadoo labo-isbuuc iyo dagaalo ka dib dadkii maanta [Dec 23] laga soo furtay burcad badeedkii.

22-qof ayaa waxaa ka muuqata jirdil iyo cunno yari, iyadoo dadkii ay iminka ku jiraan gacanta Ciidamada Dowladda Puntland waxaana loo fidinayaa daryeel isugu jira cunno iyo daawooyin.

Dhanka kale, 8-askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Puntland oo dhowaan afduubtay markab laga leeyahay dalka North Korea oo ay waardiye ka hayeen [MV Daesan] ayaa Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland amartay in la xiro sharcigana la mariyo. Markabkaasi waxay askartu afduubeen Dec. 18, iyadoo Dowladda Puntland dadaal ay gashay ka dib markabkii dib loogu soo celiyay Dekedda Boosaaso Dec. 19.

Afduubka markabka MV Daesan waxaa ka dambeeyey gacmo siyaasadeed iyo burcad badeed iskaashaday iyadoo looga danlahaa in lagu carqaladeeyo howlgalkii lagu soo furan lahaa markabka MV Iceberg 1 oo maanta la soo afjaray.
 
--- DHAMMAAD ---

RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us