Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Puntland: Ciidamo ka soo baxey jiida hore

Ciidamadii Dowlad Goboleedka Puntland u fadhiyay aagga Tukaraq ayaa gebi ahaanba ka soo baxey kuwaas oo intooda badan soo gashay xerada 54-aad ee duleedka magaalada Garoowe.

Ciidamadan ayaa la sheegay in ay gadoodsan yihiin kadib markii dhaqaale xumo soo wajahday iyo dhiiri gelin la'aan ay sheegeen in ay ka la'yihiin maamulka Puntland, waxayna qaarkood u tibaaxeen warsidahaan in aysan helin wax mushahar ah mudo lix bilood ah iyo iyagoo haysan qalabkii ciidamada loogu talagalay.

Ciidamada ayaa ku gacan seyray codsiga Cadde Muse oo ahaa in ay dib ugu noqdaan Tukaraq, waxayna isugu arureen xerada 54-aad ee ku taala duleedka Garoowe.

Xukuumada Cadde Muse oo muqata mid gabi ahaan-ba seegtey wax ka qabshada dhibaatooyinka haysta gobolka ayaa dad badan waxa ay is-weydinayaan halka uu ka baxey dhaqaalahii ka soo xeroodey kaabadaha dhaqaalaha.

Garowe Online,Garowe
RELATED:
Gaalkacyo oo golle yeelatay
Madaxweynaha PL oo soo gaabshey safarkiisa Mudug
Somaliland oo Taleex ka baxday


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

TALEH, Somalia April 16, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

Somalia: Puntland President attends symposium on security in Galkayo

Somalia: British, French nationals killed in shooting at airport [Report]

Somalia: Briton, French gunned down at Galkayo airport

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us