Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
''Puntland ma canshuurto gargaarka''

Wasiirka Maaliyada Puntland Mudane Faarax Cali Jaamac ayaa sheegey inaysan dowladu canshuuro saarin gargaarka bini’aadanimo oo beesha caalamka ka yimaada.

Faarax Cali oo waramay Garowe Online ayaa yiri ‘’Warbixinada warbaahinta qaarkood lagu soo daabacey ee canshuuraha adeegyada bini’aadanimo waa dacaayad aan sal iyo raad lahayn’’.

Wasiirka oo hadalkiisa sii watay ayaa raacshey ‘’Ma jirto canshuur aan saarno gargaarka bini’aadanimo Puntland ,xiriirka ka dhaxeya Dowladda iyo wakaaldahana waa mid aan waxba iska bedelin oo wanaagsan’’.

Todobaadkii hore warbaahinta Horseed Media ayaa qortey in Xukuumadda Puntland hor istaagto Adeegyada bini’aadanimo ee deeqbixiyaasha ka yimaada.

‘’Xukuumadda Puntland waxay diyaar u tahay inay ka jawaabto su’aal kasta oo ku saabsan xaqiiqda gargaarka bini’aadanimo Puntland’’ ayuu hadalkiisa ku soo khatimey wasiirku.

Horumarka ka jira iyo geedi socodka Dimoqraadiyada Puntland ayaa waxa waayadan danbe caado u noqotey Warbaahinta qaarkeed inay iska indho-tiraan islamarkaasina ay abuuraan warar iyo shirar aan jirin taasoo sida la sheegey hoos ugu dhigtey misdaaqiyadoodi.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us