Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Waxbarashada reer Miyiga

GAROWE ONLINE

Hay'adda Adeega Qoyska Soomaliyeed oo afka qalaad lagu yiraahdo Somali Family Services ayaa waxay ku howlan tahay sidii waxbarasho tayo leh loo gaarsiin lahaa dadka ree rguuraaga ah ee degan Gobalada Puntland,waxaase mashruucasi waxbarasho lagu gaarsiinayo dadka miyiga degan laga bilaabay deegaano iyo dhul miyi ah oo hoos yimaada Gobalada Nugaal,Karkaar iyo Sanaag.

Bashiir Ibraahim Jaamac oo ah madaxa Mashaariicda Hay'ada SFS oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay barnaamijka waxbarashada reer guuraagu uu yahay mid lagu doonayo sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo garaadka dhalinyarada miyi ku nool,waxana mashruucaani hay'ada kala shaqaynaya UNICEF iyo Urur kale oo maxaliya.

Dhinaca kale wasarada waxbarashada Puntland ayaa qayb ka ah mashruucaani waxbarashada reer guuraaga lagu gaarsiinayo,waxana luugo talo galay inuu socdo mudo labo sano ah''Run ahaantii mashruucaani wax wayn ayuu kusoo kordhinayaa dadka baadiyaha ku nool waana mid wax wayn ka badali doono hab nolaleedka reer guuraaga" Bashiir ayaa sidaasi yiri.

Dowlada Puntland ayaa ku mashquulsan sidii waxbarashada iyo adeegyada bulshada loo gaarsiin lahaa goobaha laamiga ka fog,waxaana la filayaa inuu wax wayn kusoo kordhiya sidii looga bixi lahaa aqoon darida ka taagan Soomaliya.

Dadka reer guuraaga ah ee ku nool qaar ka mid ah deegaanada Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay deeqda waxbarasho,waxayna ku tilmaameen inay tahay arin la wada dhowrayay balse soo daahday.

Inta uu socda mashruucaani waxbarashu reer guuraaga ,ayaa lagu wadaa inay ka faa'iidaystaan kumanaan dhalinyaro  ah oo aan horay u helin furshado waxbarasho.

Halkaan ka Dhagayso Cali Fantastic oo waraysi la yeeshay Bashiir


RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us