Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Qalab la geeyey Isbitalka Bossaso

GAROWE ONLINE

Ka dib booqashadii Madaxweynaha Puntland maanta 30 December,2012 ee Kuliyadda Caafimaadka Bossaso ayaa waxa sidoo kale uu tagay Xarunta Isbitalka guud ee magaalada oo qalab cusub la keeney qayb kamida.

Maamulka Isbitalka Bossaso ayaa xusey in Isbitalku u dhamaystiranyihiin dhismayaashii iyo qalabkii balse baahi tiro beel ah u qabaan dhakhaatiirtii ka hawlgali lahayd.

Sariiro casri ah oo bukaanka loogu talo galay in lagu jiifiyo ayaa u badnaa qalabka Cisbitalka Bossaso la gaarsiiyey maanta ,waxana wasaarada caafimaadku ku dadaashey inay horumarisey adeega caafimaadka Puntland guud ahaan.

Ka dib booqashada Isbitalka ayaa wafdiga madaxweynuhu aadey dhanka Dekedda Bossaso oo soo indho indheeyeen sida ay hawshu uga socoto iyo weliba qayb cusub oo xoolaha la dhoofinayo loogu talo galay ka dib balaarinteedi.

RELATED:
AU-da oo lagu xusay Muqdisho
Banaanbax DF lagu taageeray
Garowe: Dil lagu xakumay ragii dilay Shiikh C/qaadir


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us