Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Inta la ogyahay 13 qof ayaa ku dhaawacmay Qarax bam oo maanta 0 6 December,2012 ka dhacay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoo kooxihii weerarka geystay ay goobta ka baxsadeen, in saraakiisha DF ay sheegeen in qaybteen dad ay weerarka uga shakisan yihiin.

Dadka dhaawacmay ayaa waxay u badan yihiin haweenka dahabka ka ganacsada iyadoo aanay jirin cid sheegatay inay Ma'suul ka tahay weerarka oo noqonaya kii ugu khasaaraha badnaa ee dhawaanahan ka dhaca suuqa.

Suuqa Bakaaraha ayaa ah midka ugu mashquulka badan Koonfurta Somalia iyadoo markii uu Qaraxu dhacay ay xaalada suuqa Isbedeshay, waxaana suuqa buuxiyay ciidamada DF oo baaritaano sameeyay.

"Dhowr gabdhood oo dhaawacyo kala duwan qaba ayaan arkay, waayo waxa ma ahayn wax aan filaynay, waxaan ka warhelnay jug xoog leh oo dhacday, dhowr askari ayaa xiligaa goobta ku sugnaa" ayay tiri Maryan Cumar oo ka mid ahayd haweenkii uu dhaawacu soo gaaray.

Haweenka dhaawacyadu gaareen ayaa tiradooda lagu sheegay illaa 10 iyadoo loo qaaday isbitaalada Muqdisho, mana jiraan wax ciidamo ah oo dhaawacyo ay kasoo gaareen weerarkaas.

Sarkaal u hadlay DF ayaa weerarka ku eedeeyay Al-shabaab, isagoo sheegay inay socdaan baaritaan lagu hayo dhowr qof oo ay falka u qabteen, wuxuuna sheegay in xaaladu ay caadi tahay, dhaawacyadiina la qaaday.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa inta badan ka dhaca qaraxyo iyo duqeymo ay khasaare kasoo gaarto dadka shacabka ah, iyadoo weerarka maanta uu imaanayo xili ay DF isku dayayso inay adkeyso Amaanka Caasimada.

GAROWE ONLINE
RELATED:
X.Hantiwadaag oo Tartanka Radio Garowe ku guulaysatay
Cudurka Ebolaha side lagu kala qadaa?
Dhagayso: Qaban qaabada xuska kowda August


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland Govt committed to’ implementing democracy’-says President

GAROWE, Somalia July 28, 2014 (Garowe Online)

Hani Garabyare's Journey From Somalia to the Senate

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

Somalia: Massive security operation launched in Mogadishu following killings

Somalia: Six killed in renewed fighting over regional influence

Somalia: President Hassan, PM host Iftar Dinner for Puntland delegation

Somalia: State Funeral held for popular musician, MP Saado

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

Somalia: Female MP gunned down in Mogadishu amid Ramadan rampage

Somali lawmaker shot dead in drive-by shooting

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

Somalia: Federal Govt mediates between warring militias in Hiraan

Somalia: Puntland parliament passes controversial media bill

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us