Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Qarax lagu fashiliyey Galkacayo

Ciidamada Amaanka gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigey maanta 25,April 2012 nin watey gaari walxaha qarxa ay ku raran yihiin gudaha magaalada Galkacayo ee xarunta gobolkaasi.

Taliyaha booliska Gobolka Mudug Col.Jaamac Axmed Maxamuud  oo shir saxaafadeed warbaahinta ugu qabtey Saldhiga Dhexe Galkacayo oo ka waramay ninkani iyo qaraxa ay la soo qabteen,

Ciidamada amanka gobolka ayuu shegey inay feejigan yihiin ,waxana uu raaciyey in hawlgalkan dadweynuhu ka qayb-qaatey oo soo sheegey ninkan oo ay horey uga shakiyeen.

Wadashaqayn dhexmarta lamaha amaanka dowladda iyo dadweynaha ayuu sheegey taliyuhu inay lagamaarmaan tahay sidii loo xoojin lahaa nabada iyo xasiloonida Galkacayo ka jira.

Taliyaha booliska Mudug waa ka gaabsadey su’’aal ahayd ninkani inuu ka mid yahay kooxda Al-shabaa iyo inkale oo uu ku micneyey in baaritaanku maray heerarkiisi koowaad.

Dadka ayuu kula dardaarmey inay la soo socodsiiyaan laamaha amanka cidi ay ka shakiyaan iyo inay ka feejignaadaan nafsadooda.

Tan iyo markii fariisimo badan koonfurta Somalia lagala wareegey kooxda Al-shabaab ayaa waxa soo baxayay wararka sheegaya inay u soo guureen deegaanada Puntland islamarkaasina doonaanayaan inay ku dhuumaaleystaan buurlayda Galgala oo horey lagu soo afjarey maleshiyaadkii Atam.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us