|
|

|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Qaybta 2aad Sawirada PSU
6 Apr 6, 2012 - 10:27:43 AM
|
Akhyaarta ku xiran Garowe Online waxana halkan idiinku soo gudbineynaa qwaybta labaad sawirada kulankii galabta Jaamacada PSU Garowe Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole iyo xubno ka tirsan golihiisa xukuumada ay horyimaadeen boqolaal kamid ah ardeyda jaamacadaha Puntland wax ka barata.
GAROWE ONLINE
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|