Qaybta 2aad sawirada Aaska 25 Mar 25, 2012 - 9:37:37 AM
Akhristayaasha sharafta leh halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa qaybta labaad ee sawirada aaska qaran ee Galkacayo loogu sameyey maanta Alaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Somalia Col.Cabdulaahi Yusuf Axmed.