Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Rabshado ka dhacay Hargeysa

Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland ayaa tan iyo habeenimadii jimcada rabshado ka dhacay waxay sababeen dhimashada ilaa 3 qof iyo dhawaaca in kabadan 10-ruux .

Iska-horimaad dhexmarey Booliska iyo dadweyne ka careysan natiijada doorashada golaha degaanka ee maamulkaasi ayaa waxa ka dhashey khasaarahan,waxana la sheegey in maanta gebi ahaan bartamaha iyo koonfurta magaaladu ay bandow ahaayeen iyadoona shaqadii ay hakiyeen basaska gaadiidka.

Taageerayaasha ururka Xaqsoor ayaa bilaabay dibadbaxyadan rabshadaha wata ka bilaabay xalay markii lagu dhawaaqey natiijadii horudhaca ahaa ee golayaasha deegaanka Somaliland,waxana ay sheegeen in ay qaadaceen doorashooyinka.

Dadweynaha ayaa taayiro gubayey ,waxana ay wadooyinka safeen dhagaxuun ,iyadoona dhawaqa rasaasta tan iyo xalay ilaa galabta laga maqlayey guud ahaan xaafadaha Hargeysa.

Wixii warar ku soo korsha rabshadaha Hargeysa kala soco warsidahan.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Aragtida shacabka iyo Taleex
Qarax lagu dilay dad Shacab ah
UK oo Malaayiin Gini Siinaysa DF


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

TALEH, Somalia April 15, 2014 (Garowe Online)

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

Somalia: Puntland President attends symposium on security in Galkayo

Somalia: British, French nationals killed in shooting at airport [Report]

Somalia: Briton, French gunned down at Galkayo airport

Somalia: Puntland hunts convicted pirates after prison break

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us