Saacid oo wasiiro magacaabay 13 Dec 13, 2012 - 5:45:11 AM
Ra'iisul wasaaraha Somalia, Saacid Faarax Shirdoon ayaa dhameystiray maanta [Dec 13, 2012] golihiisa wasiirada isagoo magacaabay 20 wasiir ku xigeen iyo 5 wasiir dowlayaal, kuwaasoo ay ku jiraan xubno si aad ah ugu dhow Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud.
Wareegtada uu Saacid ku magacaabay Xubnahan cusub ee Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay in Wasaarad walba ay leedahay laba wasiir ku xigeen, taasoo lagu macneeyay in Wasiirada ay isku hayaan dhowr wasaaradood oo howlahoodu ay yihiin kuwo fara badan.
Magacyada Wasiir ku xigeenada iyo waasiir u dowlayaasha ayaa waxay kala yihiin sidan:
Wasiir u dowlayaal: