Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Saldhig Boolis oo la weearey Muqdisho

Saldhiga booliska Degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa habeenimadii xalay waxa weeerar ku qaadey rag hubeysan oo aan la aqoon haybtooda,waxana ka dhashay dhaawaca saddex ruux oo labo Askarta booliska yihiin.

Sida gudoomiyaha degmada Xamarweyne uu u sheegey Warbaahinta Muqdisho in weerarka fuliyeen rag saarna gaari oo Banbaanooyin ku tuurey Saldhiga kadibna baxsadey.

Maamulka Xamarweyne iyo Booliska DF waxay shaaciyen saaka inay baaritaan ku saabsan weerarkan ay bilaabayaan,iyadoona sidan oo kale boqolaal baaritaan sheegeen balse marnaba aysan dhicin in cid loo qabto ama maxkamad la soo hortaago.

Magaalada Muqdisho oo amaankeedu roonaa wayaadan danbe ayaa waxa mararka qaar ka dhaca weeraro iyo qaraxyo la aaminsanyahay inay ka danbeyaan kooxda Al-shabaab oo sanadkii 2011 dhamaadkiisi iskaga baxdey.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth
Hor-Cad oo xulaysa xubnaha
Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe
GAROWE, Somalia May 20, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us