Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Shirar amniga ah oo lagu qabtey Sanaag

GAROWE ONLINE

Deegaano ka mid ah Gobolka Sanaag ayaa dhowaanahan waxa ka dhacayey shirar looga hadlayey xoojinta iyo adkeynta amaanka,waxana ka qaybgalay nabadoonada ,isimadda ,haweenka iyo dhalinyarada.

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Ismaaciil Ciyoon oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegey in kulamada ay la qaateen shacabka kala hadleen sidii ay iskaga kaashan lahaayeen xoojinta nabadgelyada deegaanadooda.

Gudoomiyuhu waxa uu dhowaan sheegey inuu safaro ku marey magaalooyin ka tirsan gobolka islamarkaasina dadweynaha uu ku booriyey inay ilaashadaan nabada iyo xasiloonida kana hortagaan cid kasta oo amaanka wax u dhimeysa.

Nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u guurtey ayuu xusey Maxamed Ciyoon in bulshada ku dhaqan gobolka diyaar u yihiin ayna soo dhoweynayaan in laga gudbo habkii wax ku qaybsiga Qabiilka.


Guud ahaan deegaanada Puntland ayaa waxa isi soo taraya taageerada loo muujinayo hanaanka siyaasadeed ee Dowladu ku talaabsatey,waxana bog cusub la filayaa in axsaabtu u furto siyaasada Puntland.

Halkan ka dhageyso Cawil Cali oo wareysanaya Gudoomiyaha Sanaag


RELATED:
Wafdiga IGAD oo la kulmey ergadii dooratay A.Madoobe
''Midnimada Somalia waa Muqadas''
AMISOM oo ka hadashay Kismaayo


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting
KISMAYO, Somalia May 18, 2013 (Garowe Online)

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

Somalia: Council of Ministers pass Puntland Constitutional Court Law

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us