Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Sanaag oo ka guuleystey Cayn


Garoonka kubadda cagta magaalada Garowe ee Mire Awaare ayaa waxa ka socda tartankii 6-aad ee gobollada Puntland,waxana galabta is-arag dhexmarey labada kooxood ee gobollada Sanaag iyo Cayn.

Ciyaartan oo ahayd mid xiiso gaar ah leh maadaama ay Jimce ahayd oo tageerayaashu soo buux-dhaafiyeen garoonka Mire Awaare kuwaasi oo u kala qaybsanaa hiilada kooxaha garoonka ku jiray.

Inkastoo qaybtii hore ee ciyaarta aan wax goolal ah la kala dhashan,haddana waxa jirey weeraro ay isweydaarsanayeen labada kooxood oo aan waxna ka badalin natiijadii lagu bilaabey kulanka.

Kadib nasasho iyo khidado cusub oo ciyaartoydu ka soo qaadatey tababarayashooda ayaa waxa dar dar iyo weerar aan kala joogsi lahayn la soo galay garoonka kooxda gobolka Sanaag oo muddo 10 daqiiqo gudaheed ah keensatay 3 gool.

Tarabuunka Mire Awaare ayaa waxa is–qabsadey sawaxanka taagerayasha Sanaag oo la dhacsanaa qaab ciyaareedka ay soo bandhigtey kooxdoodu,waxana niyad jab geliyeen 3-da gooli taagerayaasha Cayn oo qaarkood garoonka isaga baxay.

Xili la saadaalinayey in Sanaag ay sii wado gool dhalinta ayaa waxa ku baraarugey weerarka kooxda Cayn oo laba gool keensatey.

Rajada kooxda Cayn ayaa soo ficnaatey ee ay ka qabtey kulanka galabta ,balse waxa caqabad ku noqdey wakhtigii ciyaarta oo dhamaadey ka hor inta aysan u suuro gelin dhalinta goolka bareejada.

Sanaag 3-2 Cayn ayay ku soo idlaatey ciyaartii Mire Awaare ku dhexmartey labadii kooxood ee maanta dheelay,waxana beri siweyn loo sugayaa kulanka dhexmari doona Nugaal iyo Karkaar oo lagu tilmaamayo mid ka mid ah kulamada ugu xiiso badan tartanka gobollada Puntland

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us