Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Sh. Shariif oo casuumay Barlamanka


Gudoomiyaha Isbahaysiga ARS-Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynenimo ee Somalia ayaa maanta casuumaad qado ah u sameeyay baarlamaanka Somalia.

Sheekh Shariif oo hadal kooban u jeediyay xubnaha uu qadada u sameeyay oo ka kooban kuwii hore iyo kuwa cusub inuu diyaar u yahay inuu dalka Somalia ka bixiyo dhibaatada hadii ay xilka u doortaan.

"Waxqabadkeyga waxaa lagu xusuusan karaa mudadii lixda bilood ahayd ee aan gacanta ku hayay bartamaha iyo koonfurta Somalia, waxaan furay garoonka Muqdisho iyo Dekeda oo muddo dheer xirnaa" ayuu Sheekh Shariif u sheegay mudanayaashii uu la hadlay.

Axmed Macalin Fiqi oo ah madaxa gudiga ololaha doorashada ee Sheekh Shariif ayaa saxaafada u sheegay in Sheekhu uu qoraalo ku aadan hadafkiisa iyo sawiradiisa uu u qaybiyay xubnihii uu casuumay.

Xaflada ayAa ka dhacday Hotel ku yaala xeebta badda cas, iyadoo dhamaan mudanayasha baarlamaanku ay kulanka goobjoogayaal ka ahaayeen, waxaana kaga dhawaaqay xaflada qadada inuu tanaasulaad sameeyay Xil. Jinni-boqor oo ka mid ahaa murashaxiinta xilka u taagan.

Sheekh Shariif oo daboolka ka qaaday in kulankan uu ahaa mid isbarasho ah oo dhexmarayay mudanayaasha labada dhinac, isagoo xusay inay si wadajir ah uga shaqeyn doonaan xaalada dalka.

Qado-sharaftan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo lagu wado in maanta ay murashaxiintu hortagaan baarlamaanka si ay uga cadeeyaan mudanayaasha hortooda mowqifkooda siyaasadeed.

RADIO GAROWE

RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us