Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Shariif oo kula kulmay M. Zenawi

Madaxweynaha Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa xalay kulan la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi kaasoo ay kaga hadleen xaalada ka jirta dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia.

Kulankan oo qaaday Muddo saacado ah ayaa waxay labada mas'uul diirada ku saareen howlgalada ay ciidamada Ethiopia iyo kuwa DF ka wadaan gobolo ku yaalla Soomaaliya, kuwaasoo ay Al-shabaab ka taliso.

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia ayaa wuxuu ugu hambalyeeyay Madaxweyanha Somalia horumarka ay dowlada Somalia ka sameysay dhinacyada Siyaasada iyo Amaniga, isagoo sheegay in dalkiisa ay ka go'an tahay caawinta Somalia.

Labada mas'uul ayaa waxay sidoo kale ka hadleen sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen howlo lagu horumarinayo biyaha, korontada iyo dhismooyinka jidadka, waxaana labada mas'uul ay ku dhawaaqeen in Xiriirka Somalia iyo Ethiopia uu yahay mid adag.

Dalka Ethiopia ayaa waxaa kaga sugan Somalia Kumanaan Askari oo gacan siinaya kuwa DF oo kula dagaalamaya Al-shabaab deegaano kala duwan oo ku yaala bartamaha iyo Koonfurta Somalia.

Kulankan ayaa wuxuu imaanayaa xili Afhayeenka Dowlada Ethiopia uu sheegay inay ciidamadooda ku sugnaan doonaan inta laga dhisayo Dowlad Soomaaliyeed oo awood u leh inay iska caabiso Al-shabaab.

Madaxweyne Sh. Shariif ayaa maanta ka dhoofaya Addis Ababa isagoo kusii jeeda dalka Magaalada Dubai ee UAE oo uu kaga qaybgalayo shir looga hadlayo Arimaha Burcadbadeeda oo ay ka qaybgalayaan in ka badan 50-dowladood.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us