Waxana guddigaan uu London shir kula yeelan doonaa guddiga kale oo horey u soo magacaabey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.
Dhinaca kele Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha DFKMG Somalia saaka waxa uu anbabaxey dhinaca Addis Abba ee dalka Ethiopia oo lagu wado inuu ka furmo shir ay leeyihiin madaxda Afrikaanku.
Goor dhow ka filo Garowe Onlne liiska magacyada guddiga wadahadalka Somalia & Somaliland.