|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Shidaal qodista Puntland
17 Jan 17, 2012 - 7:09:20 AM
|
GAROWE ONLINE
Deeganaada Puntland ayaa maalinimadii shalay waxaa si rasmi ah looga bilaabey hawlaha shidaal qodista,waxana ka qaybgalay xaflada furitaanka Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamud iyo madaxda hayadaha African Oil iyo Range Resources oo heshiiska kula jira Puntland.
Shacabka iyo dadweynaha reer Puntland ayaa si weyn u soo dhaweeyey talaabadan horumarineed ee ay Puntland ku dhaqaaqdey,sidoo kalena waxay ku tilmaameen mid fursado shaqo u abuureysa dhalinayrada reer Puntland.
Barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee maalin weliba ka baxa Idaacada Radio Garowe dadweynuhuna ku dhiibtaan aragtiyadooda iyo afkaarta ay qabaan ayaa maanta 17,Jan ,2012 waxaa mawduucu uu ahaa shidaal qodista Puntland laga bilaabey iyo sida ay u arkaan dadwynuhu.
Halkan ka dhageyso barnaamijka oo wadaan Fadumo C/risaq iyo C/qadir Muse
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|