Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Shiikha oo lagu aasayo Garowe

GAROWE ONLINE

Saacadaha soo socda ee Duhrunimada maanta 16 February,2013 ayaa lagu wadaa in magaalada Garowe Duleedkeeda lagu aasyo Alaha u naxariistee Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo shalay gacan ka xaq darani ku dishey Masjidka Al-Badr salaadii Casar.

Boqolaal wufuud ah oo ka kala timid dhamaan gobollada dalka ayaa ku soo qulqulayey tan iyo saaka Caasimada Puntland oo uu badan shuyuukhda iyo hogaanka dhaqanka.

Gudoomiyaha Hayada Culimadda Soomaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad iyo ku xigeenkiisa Shiikh Nuur Baaruud ayaa la filayaa in dhowaan dhanka Muqdisho uga yimaadaa ka qaybgalka aaska Marxuumka.

Dhinaca Hargeysa waxa ka yimid Shiikh Yuusuf Aada oo saaxiibo dhow ahaayeen Shiikh Cabdiqaadir muddo kor u dhaafeysa 45 sanno.

Wafdi heer wasiir ah oo ka socda DF Somalia qaybna ka yihiin Arrimaha gudaha iyo Maaliyadu ayaa dhankooda ka soo qaybgali doona Aaska.

Magaalooyinka Bossaso ,Burco ,Laascaanood ,Qardho ,Galkacayo ,Burtinle ,Galdogobo iyo Muqdisho ayay ka kala iman doonaan Shuyuukhda ka qaybgalaysa Aaska oo iskugu tagay jaamacada Bariga Afrika Garowe,sidoo kalena waxa lagu wadaa in madaxda ugu sareysaa Puntland ay tagaan.

Magaalada Garowe ayaa guud ahaan maanta laga dareemaya qabanqaabada Aaska ,waxana dadku yihiin kuwo si weyn u hadalhaya dilka Shiikh oo naxdin iyo murugo ku reebtey iyagoona isi samirsiinaya Shiikana Eebe uga baryey inuu Janadiisa Fardowsa ku abaalmariyo.

Waxaan idiin soo gudbin doonaa Haddii Eebe Idmo sawiradda Aaska Shiikh.


RELATED:
Dr.Gaas oo Gaalkacyo kula shiray Cabdi Qaybdiid
Difaaca Puntland oo laga shiray
C/wali oo wali Kismayo ku sugan


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

TALEH, Somalia April 16, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

Somalia: Puntland President attends symposium on security in Galkayo

Somalia: British, French nationals killed in shooting at airport [Report]

Somalia: Briton, French gunned down at Galkayo airport

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us