Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Shir looga hadlay amniga & xaluufinta oo dhacay Garowe


Kulan looga hadlayey amniga iyo xaalufka deegaanada Gobolka Nugaal ee ka tirsan Dowladda Puntland ee Somalia ayaa maanta [Mar 16] ka dhacay xarunta gobolka ee magaalada Garowe.

Kulankan oo ay isugu yimaadaan Maamulka Gobolka Nugaal iyo masuulyiinta degmooyinka isla gobolkani iyo nabadoonada ayaa looga wada hadlayey sugida amniga iyo ka hortagida xaalufinta lagu hayo deegaanda iyo sido kale joojinta deegaanada cusub ee la deegaamaynayo lagana qodobayo baraagaha taasi oo caqabad wayn ku noqotay daaqsinka xoolaha iyo dhirta.
 
Kulankaan oo ay dalbadeen odayaal dhaqameedka Gobolka Nugaal ayaa nabadoanada goob jooga ahaa ay dhamaayeen 27-Nabdadoon waxaana madasha laysku waydaarsaday sida uga haboon ee maamulka iyo duubabaka dhaqanku ay isaga kaashan lahaayeen sugida amniga iyo ka hortagida xaalufka iyo horumarka.
 
Waxaa kulankaasi ugu horay ka hadlay Cabdirashiid Ciise Waayeel oo ku hadlayey magaca Dowlada Hoose ee Degmada Garowe oo nabadoonada ka codsaday in ay isku taagan hormarinta danaha guud ee Ummada maadaama ay door fiican ku leeyihiin dadwaynaha.
 
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Md. Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ay garab fadhiyeen qaar ka mid ah gudoomiyaasha degmooyinka isla gobolkani ayaa halkaasi ka  jeediyey khudbad ku qotontay ahmiyaha ay leedahay isku duubnida iyo in si wadareed looga hortago falalka dibin daabyada ku ah amniga iyo joojinta xaalufinta deegaanka, wuxuuna tibaxayn in ay talo ka sugayaan odayaasha dhaqanka.
 
Nabadoon Cabdilaahi Maxmed Aw'ciise oo ka mid ah nabadoonada kulankaasi goobjooga ahaa kuna hadlayey afka nabadoonada Gobolka Nugaal ayaa ku dhaliiyey maamulka gobolka in aysan si wayn isugu howlin arrimaha xaalufinta deegaanka iyo joojinta goobaha cusub ee la degaamaynayo dhowr jeer oo horana ay u soo gudbiyeen maamulka waxaa uu nabadoonku ka codsaday Maamulka Goboka Nugaal iyo Gudoomiyaha Degmoyinka in howshaasi loo guntado.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us