Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Shirkii Jubaland oo ka socda magaalada Kismayo

Magaalada Kismayo xarunta gobolka Jubadda Hoose ayaa waxa maalinkii 2aad dib uga furmey shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo ka dib hakad uu galay todobaadkii tagay booqashadii RW Saacid awgeed.

Ka qaybgalayaasha oo 500 kor u dhaafaya ayaa loo qaybshay dastuurka Jubaland oo soo diyaarsheen guddiga farsamada oo ka kooban 25 xubnood kuwaasoo qaabilsan hawsha qabanqaabinta shirka.

Maalamaha soo socda ayaa qodobadiisa waxa ka doodaya ka qaybgalayaasha shirka ,waxana si weyn uga dhex muuqdey shirka hogaanka dhaqanka ee beelaha dega Jubooyinka iyo Gedo iyo marti sharaf kale oo uu ka mid yahay Cumar Cabdirashiid Cali oo horey wasiirka kowaad uga soo noqdey DKMG ahayd Somalia.

Inkastoo aragti mideysan aysan ka wada yeelan shirkan DF Somalia iyo maamulka KMG ee Kismayo hadana waxa uu ka socdaa shirku jaamacada magaalada Kismayo ,waxana la filayaa in dhowaan la meel mariyo dastuurka maamulka Jubaland ee la dhisayo.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Gaas oo Odayaal qado u sameyay
Sarakiil AMISOM ah oo Kismayo gaaray
Deegaano laga qabtay Alshabab


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Federal Govt endorses central state after tripartite deal

MOGADISHU, Somalia July 30, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Radio Garowe hosts educational contest for neighborhoods

Hani Garabyare's Journey From Somalia to the Senate

Somalia: Puntland Govt committed to’ implementing democracy’-says President

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

Somalia: Massive security operation launched in Mogadishu following killings

Somalia: Six killed in renewed fighting over regional influence

Somalia: President Hassan, PM host Iftar Dinner for Puntland delegation

Somalia: State Funeral held for popular musician, MP Saado

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

Somalia: Female MP gunned down in Mogadishu amid Ramadan rampage

Somali lawmaker shot dead in drive-by shooting

Somalia: Kenya warplanes target Al Shabaab hideouts again

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us