Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Shirweynihii Afti u qaadista Dastuurka

GAROWE ONLINE

Dhacdooyinka ugu waawayn ee Puntland gaartay kana mid ahaa himilooyinka loo asaasay waxay ahayd inay samaysato Dastuur rasmiya oo waafaqasan Diinta Islaamka,

Hirgelinta Dastuurka Puntland waxay qaadatay muddo 10-sanno ku dhaw,waxaana ugu danbayn Afti loo qaaday April 2012 oo ay ansixiyeen Ergooyin isaga kala yimid dhamaan gobollada Puntland matalayeyna qaybaha kala duwan ee bulshada islamarkaasina ay goob joogayaal ka ahaayeen Madaxda Puntland,Hogaanka dhaqanka ,DF Somalia ,Beesha Caalamka oo Qaramada Midoobey ugu horeyso iyo Midowga Yurub.

Barnaamijkan Gaarka ahi  waxaa uu diirada Saaraya shirweynihii afti u qaadista dastuurka oo uu dib idinku celinayo,waxaana ku jira hadaladii ay jeediyeen Isimada,TFG,Puntland,& xubno ka socday beesha Caalamka.

Halkan ka dhagayso Barnaamijkan oo uu soo jedinayo Cabdiqani Irbad


RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us