Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Shongole oo ka hadley Fagaare


Sh. Fu'ad Max'ed Khalaf [Shangole] oo ku dhaawacmay qaraxyo ka dhacay Masjid ku yaala Bakaaraha [May 01] ayaa kula hadlay agagaarka masjidkii ay qaraxyadu ka dhaceen taageerayaashiisa iyo arday kale oo dhageysan jiray Kitaab uu aqrin jiray.

Sarkaalkan oo dhinacyada dacwada iyo howlgelinta u qaabilsan Al-shabaab ayaa sheegay in dhaawac aad u fudud uu ka gaaray weerarka uu uuna ahaa mid lagu dili rabay, wuxuuna ku eedeeyay mas'uuliyadiisa Mareykanka.

"Dhaawac fudud ayaa iga soo gaaray qaraxyadii la doonayay in la igu dilo, waxaase ku dhintay tiro ka mid ah taageerayaasheyda, inta hartayna waxay diyaar u yihiin inay sii wadaan jihaadka" ayuu yiri Sh. Fu'ad Shangole.

Wuxuu sheegay in weerarkaas uu fashilmay ayna horay uga warheleen inay dhici doonaan weeraro la mid ah, isagoo sheegay in Mareykanka uu aad uga naxay inuu sii noolaado.

"Ma jeclayn inaan halkan ka hadlo maanta, waxaan jeclaa inaan ku shahiido qaraxii la doonayay in la igu dilo, waayo waxaan xusuustaa ilaaladayda qaarkood oo halkaas ku dhintay" ayuu yiri Sh. Fu'ad.

Ugu yaraan 45-qof ayaa ku dhintay qaraxyadaas oo muddo hal daqiiqo gudahood ah ka dhacay gudaha Masjidka, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 100-qof oo qaar ka mid ah ay xaaladoodu halis tahay.

"Waxaa doonaynaa in dalkan lagu maamulo diinta Islaamka, kana tagayno taas inta aan ka dhimanayno" ayuu yiri Sh. Fu'ad Shangole, iyadoo aanay jirin koox weli sheegatay inay mas'uul ka tahay qaraxaas.

Sakaalkan ayaa ka badbaday todobaadkii hore qarax loo dhigay albaabka hore ee Masjidka Abu-Hureyra oo ugu weyn Bakaaraha, kaasoo ay ku dhinteen laba qof oo rayid ah, ayna ku dhaawacmeen 10-qof oo ay ku jireen xubno ka tirsan Al-shabaab.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us