Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 15, 2011 - 11:05:44 AM
Wararka
Silaanyo oo dhamaystiray Xukumadiisa


Madaxweynaha maamulka la magacbaxay Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray liiska qaybtii labaad ee dhismaha Xukumadiisa cusub taasi oo ka kooban tiro ilaa 35-xil ah oo inta badan ah hay'adaha dawlada ee madaxa banaan.

Waxana war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Md Cabdilaahi Cukuse u dhignaa isaga oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska Garowe Online ee magaalada Hargeysa:

"Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta  soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada.

Waxanay kala yihin:

1-Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank)            -Cabdi Dirir Cabdi

2-Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General)        Xasan Axmed Adan

3-Hantidhawrka guud ee  Qaranka (Auditor General)    Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim

4-Xisaabiyaha Guud (Accounting General)        Ibraahin Aadan Qaalib

5-Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka           Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate)

6-Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission)           Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil

7-Deputy: ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha         Axmed Cali (Sulub)

8-DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye DG

-Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi

-Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda        Axmed Cabdillaahi Ibraahim

9-Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah     Maxamed Muuse Cawaale

10-Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka  (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin

11-Maareeyaha Hay’adda Korontada  Xasan Cusmaan Adan

12-Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority)           Cabdiwaaxid C/qaadir C/raxmaan

13-Gudoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda   Xasan Aw Aadan Cabdi

-Maareeye ku xigeenka Wakaalada Biyaha       Cabdi Ibraahim Cabdillaahi

14-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha    Ibraahin Siyaad Yoonis

15-Maareeyaha Dekeda Berbera          Axmed Yusuf Dirir

16-Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera         Cumar Abokor Jaamac

17-Maareeyaha Madbacada Qaranka  Cali Siciid Raygal

-Ku xigeenka Madbacada Qaranka      Mustafe Cabdi Ciise Shiine

18-Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka(National Tender Board)         Aadan Nugaal X. Xasan

19-Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC ( AIDS Commission)        Maxamed Dahir Khayre

-Director of Admin & Finance  C/Kariin Axmed Xinif

-Director of Capacity Building   Maxamed Nuur Guruje

-Director of Clinic Service        Sahra  Adan Yaanyo

-National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori

20-Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission)         Aamina C/laahi Axmed

21-Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada(Quality control Commission) Siciid Saleebaan Mire

22-Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga     Axmed Muxumed Madar

23-Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada (National Charity Commission)     Sh. C/laahi Cali Jawhar

24-ICT Commission     Cali Cabdilaahi  Daahir

25-Diaspora Agency    Saleebaan Maxamed Faarax

Taliyayaasha Ciidamadda: 

1-Talyaha Ciidanka Qaranka    Nuux Ismaaciil Taani

2-Abaanduulaha Ciidanka Qaranka      Ibraahin Caydiid Dhabdhable

3-Taliyaha Ciidanka Police-ka  Cilmi Rooble Furre (Kabaal)

4-Ku-xigeenka Taliyaha Police Cabdiraxaam Liibaan Axmed

5-Taliyaha Ciidanka Asluubta   Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane)

6-Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta       Xasan Cali Cawad

7-Taliyaha Ciidanka Bada         Axmed Aw Cismaan

La Taliyayaasha Madaxweynaha         

1-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada       Dr. Cabdi Aw Daahir Cali

2-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari           Fuaad Aadam Cade

3-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada      Abiib Diiriye Nuur

-La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada            Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi

4-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada           Saleebaan Cumar Kujoog

Agaasimeyaasha:

1-Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada      Jaamac Axmed Maxamed

2-Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada            Baashe Yuusuf Axmed

3-Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha & Isgaadhsiinta        Xasan Cumar Hoori

4-Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekedaha C/raxmaan Cawil Xasan

5-Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka   Shiriif Libaax Muuse

6-Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada      Siciid Cali Wayrax

7-Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha         C/laahi Ismaaciil Faarax

-Wakiiladda Dibaddaha:

1-Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid

Madaxwaynhuhhu waxa  uu madaxda Cusub ee la  magacaabay iyo  kuwa ay bedelayaanba waxa uu furay inay sida ugu dhakhsaha badan xililka kula  kala wareegaan,

inta badan xubnahan la magacaabay ayaa u badan xisbiga Kulmiye ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee somaliland waxana ay maanta ahayd tani falan qaynta ugu badan ee dadka reer Hargeysa ay hadal hayeen."

GAROWE ONLINE

RELATED:
Khasaarihii dagaalkii Buuhoodle
Barlamanka DF oo laga hadlay
Kolnyo Kenyan ah oo la weeraray

Advertisement
 

Islam -- Muhammad: The Last Prophet of God (SAW)

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland leader warns of 'new civil war' as Somaliland forces attack Buhodle
BUHODLE, Somalia Feb 8, 2012 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us